Halyeeyga Faransiiska, Thierry Henry, ayaa ka hadlay xulalka ugu cadcad FIFA World Cup 2026, isagoo si gaar ah u ammaanay xulka Spain. Henry ayaa marka hore xusay muhiimadda ay leedahay in la ixtiraamo xulka Argentina, oo ah xulka difaacanaya koobka, isagoo tilmaamay inay weli yihiin koox adag oo uu hoggaaminayo Lionel Messi. Wuxuu sidoo kale [...]
2026-05-05 11:39:45