Ciidanka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan ururka 9aad ee Guutada 18aad, qaybta 1aad ee Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgallo ballaaran ka fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe, kuwaas oo kala ah Sumadaale iyo Ceel-muruq, oo hoos taga deegaanka Xaaji Cali. Howlgalkan ayaa qayb ka ah dadaallada joogtada ah ee...
2026-05-03 08:09:09