W/Q Nuur Xasan Guure ( Nuuradiin) Dulucda maqaalka: Qoraalkani wuxuu falanqeynayaa halista sharci-darrada, federalism-ka sii daciifaya, iyo shirarka kooxeysan ee dhaawici kara wada-lahaanshaha qaranka. Wuxuu ku baaqayaa wada-hadal qaran oo dhab ah, heshiis siyaasaddeed oo loo dhan yahay, iyo soo celinta kalsoonida shacabka. Dulmar Soomaaliya maanta waxay taagan tahay meel u dhexeysa sharci-darro, burbur iyo... The post Badbaadinta Dowladnimada Soomaaliya:Sharciyadda, Federaalka, iyo Halista Isbahaysiga Beelleed appeared first on WardheerNews .
2026-04-27 23:18:44