DF oo kala caddeysay in Israa’iil ay ka mamnuucday Bab al-Mandab iyo in kale
top politics
Muqdisho (Caasimada Online) – Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beeniyey warar si weyn loo faafiyay oo sheegayay in Muqdisho ay ka mamnuucday maraakiibta xiriirka la leh Israa’iil inay maraan marin-biyoodka Bab al-Mandab, iyagoo caddeeyay inuusan jirin go’aan noocaas ah oo la qaatay. Mas’uuliyiintan ayaa tilmaamay in sheegashadan ay salka ku hayso fasiraad khaldan [...] The post DF oo kala caddeysay in Israa’iil ay ka mamnuucday Bab al-Mandab iyo in kale appeared first on Caasimada Online . 2026-04-25 04:30:09