Real Madrid Oo Ku Dhow Inay Qandaraaska U Kordhiso Vinicius Junior
sports
Kooxda Real Madrid ayaa heshiis hordhac ah oo ay qandaraaska ugu kordhinayso la gaartay xiddiga reer Brazil ee Vinicius Junior, sida uu weriyay wariyaha Sky Sports Germany ee Florian Plettenberg. Inkasta oo wali la dhammaystirin faahfaahinta u dambaysa ee heshiiska, waxaa la xaqiijiyay hal qodob oo muhiim ah: In Kylian Mbappé uu wali sii ahaan [...] 2026-04-23 19:27:30
Latest News and Headlines
Kooxda Real Madrid ayaa heshiis hordhac ah oo ay qandaraaska ugu kordhinayso la gaartay xiddiga reer Brazil ee Vinicius Junior, sida uu weri...
News