Jurgen Klopp Oo Shuruud Adag Ku Xiray Inuu Qabto Shaqada Real Madrid
sports
Tababaraha reer Jarmal, Jurgen Klopp, ayaa laga yaabaa inuu noqdo tababaraha xiga ee kooxda Real Madrid, sida ay baahisay warbaahinta El Nacional. Sida ay sheegayaan ilo-wareedyo ku dhow kooxda reer Spain. Real ayaa muddo xiriir la lahayd tababarahan 58-jirka ah, isna wuxuu diyaar u yahay inuu dib ugu soo laabto shaqada tababarenimo. Si kastaba ha [...] 2026-04-19 12:21:44
Últimas noticias y titulares
Tababaraha reer Jarmal, Jurgen Klopp, ayaa laga yaabaa inuu noqdo tababaraha xiga ee kooxda Real Madrid, sida ay baahisay warbaahinta El Nac...
Noticias