Virgil van Dijk Oo Farriin Xoogan U Diray Taageerayaasha Liverpool Ka Hor Kulanka PSG
sports
Kabtanka Liverpool, Virgil van Dijk, ayaa fariin xooggan u diray taageerayaasha kooxda ka hor kulanka muhiimka ah ee Champions League ee ay la leeyihiin Paris Saint-Germain. Liverpool ayaa 2-0 looga soo adkaaday lugtii hore ee Paris, waxaana goolasha u dhaliyay Désiré Doué iyo Khvicha Kvaratskhelia, taasoo ka dhigtay in Reds ay u baahan yihiin soo [...] 2026-04-13 19:56:14
آخر الأخبار والعناوين
Kabtanka Liverpool, Virgil van Dijk, ayaa fariin xooggan u diray taageerayaasha kooxda ka hor kulanka muhiimka ah ee Champions League ee ay ...
أخبار