Hogaamiyaha isbadalka: Sidiisaba isbadalku waa wax adag, cabsi leh, khatar leh balse ay ku qasban tahay ciddii doonayso in ay horumar samayso. Madaxwayne Dr Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu goostay in uu si dhab ah usameeyo isbadal saameeya xaaladda Dalka iyada oo loo marayo waddooyin adag, Dabcan isaga oo ka faaiidaysanaya khibradiisa uu ku kasbaday xog-ogaalnimada [...] The post Madaxweyne Xasan Sheekh: Hogaamiyaha is-beddelka appeared first on Caasimada Online . 2026-04-09 12:00:47