ፈልግ (ዜና)
Iiraan oo Sheegtay Inay Sugayso Ammaanka Hormuz, Caalamkana Walaac Ka Muujiyay
lifestyle top
Ciidanka Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Iiraan (IRGC) ayaa qaaday tallaabooyin cusub oo lagu adkeynayo ammaanka iyo xakamaynta marinka istiraatiijiga ah ee Hormuz, iyagoo ku dhawaaqay in maraakiibta doonaya inay ka gudbaan marin-biyoodkaas ay khasab ku tahay inay isticmaalaan biyaha ku dhow xeebaha Iiraan. Go’aankan ayaa la sheegay inuu qeyb...
2026-04-09 12:04:22