Jamie Carragher Oo Daaha Ka Rogay Khaladkii Ugu Weynaa Ee Salah Ku Dhaco, Kadib Markii Uu Klopp Ka Tagay Liverpool
sports
Halyeeyga Liverpool, Jamie Carragher, ayaa sheegay in qaladkii ugu weynaa ee Mohamed Salah uu ahaa inuu sii joogo kooxda kadib bixitaankii Jurgen Klopp. Carragher ayaa xusay in Salah iyo Klopp ay si wadajir ah u gaareen guulo waaweyn sida Premier League iyo Champions League, balse xaaladdu ay is bedeshay markii Arne Slot uu la wareegay [...] 2026-04-05 04:38:18