Traži (Vijesti)
Soomaaliya iyo Turkey oo xoojinaya iskaashiga difaaca iyo casriyeynta ciidanka.
top lifestyle
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdifataax Cabdulkadir Farah, ayaa soo gabagabeeyay kulamo heer sare ah oo uu la yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Difaaca ee Turkey iyo madaxda shirkadaha waaweyn ee warshadaha difaaca Turkiga. Intii uu socday booqashada rasmiga ah, wafdiga Soomaaliya ayaa wadahadallo muhiim ah la yeeshay...
2026-04-05 04:45:58