Loading

Slzii.com Search

Search (News)

Madaxweyne Xasan oo halis galay – Maxaa dhacay markii uu ka degay Baydhabo?

top lifestyle

Baydhabo (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo galinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed ayaa la kulmay halis amni, kadib markii hoobiyeyaal ay ku soo dhaceen nawaaxiga garoonka diyaaradaha. Hoobiyeyaasha la soo tuuray oo laba ahaa ayaa mid ka mid ah wuxuu [...] The post Madaxweyne Xasan oo halis galay – Maxaa dhacay markii uu ka degay Baydhabo? appeared first on Caasimada Online .
2026-04-03 18:11:34

What are you doing?

0.10539603233337


News
News

Latest News and Headlines
Baydhabo (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo galinkii dambe ee maanta gaaray mag...
News