Muqdisho, April 02, 2026; Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS ayaa maanta diiwaangelisay markab qaatay Calanka Soomaaliya, kaaso lagu magacaabo “Guney” Sumadda tirsigiisuna tahay “IMO 8230417”. tani waa markii ugu horeysay ee taariikhda Qaran Jabkii Soomaaliya ka dib in la sameeyo diiwaanka maraakiibta, iyadoo ujeedadu tahay in maraakiibtu ay qaataan Calanka Soomaaliya. Tallaabadan muhiimka ah [...]
2026-04-02 07:53:35