Beledweyne (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta wafdi wasirro ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Axmed Macallin Fiqi u dirtay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaas oo ay uga qayb-galeen munaasabad lagu xusay 49-guurada ka soo wareegtay maalintii Jamhuuriyadda Jabuuti ay xornimada ka qaadatay gumeysigii Faransiiska. Wafdigan oo ka baxay Muqdisho ayaa [...] The post DF Soomaaliya oo wafdi wasiirro ah u dirtay Beledweyne + Ujeedka appeared first on Caasimada Online . 2026-06-27 07:50:00