Slzii.com

()

Real Madrid Oo ‘La Gowracay’ ka hor kulanka Benfica – labo xiddig oo muhiim ah oo kulanka seegaya!”

entertainment top

XIGASHO LAACIB.N Rodrygo ayaa seegi doona labada lug ee ay Real Madrid la ciyaari doonto Benfica ee Champions League, sababo la xiriira ganaax, sida uu qoray The Athletic. Xiddiga reer Brazil ayaa lagu riday ganaax laba kulan ah kaddib markii uu aflagaadeeyay garsoore, taasoo keentay in si toos ah looga reebo kulamadaas muhiimka ah. Dhanka [...]
2026-02-05 20:12:41

0.1208930015564






XIGASHO LAACIB.N Rodrygo ayaa seegi doona labada lug ee ay Real Madrid la ciyaari doonto Benfica ee Champions League, sababo la xiriira gana...