Chargement

Slzii.com Recherche

Recherche (Nouvelles)

DF oo caddeysay in aysan lahayn diyaaradaha F-16 + Dalka keensaday

business

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caddeysay in aysan iyadu lahayn diyaaradaha F-16 ee maalmihii u dambeeyay lagu arkay hawada magaalada Muqdisho. Wasiirka Gaashaandhigga, Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in diyaaradahaas ay leeyihiin dowladda Turkiga, oo saaxiib dhow la ah Dowladda Federaalka Soomaaliya. “Diyaaradaha waxaa leh dowladda walaalaheenna ee Turkiga, qalad ayaana loo [...]The post DF oo caddeysay in aysan lahayn diyaaradaha F-16 + Dalka keensaday appeared first on Caasimada Online.
2026-02-05 20:15:17

Que fais-tu?

0.1061270236969


Nouvelles
Nouvelles

Dernières nouvelles et titres
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caddeysay in aysan iyadu lahayn diyaaradaha F-16 ee maalmihii u dambeeyay ...
Nouvelles