Halyeeyga Arsenal, Paul Merson, ayaa ugu baaqay tababaraha kooxda Mikel Arteta inuu doorto goolhaye Kepa Arrizabalaga, halkii uu ka dooran lahaa David Raya kulanka final-ka Carabao Cup ee ka dhacaya Wembley Stadium Axadda. Merson ayaa ku dooday in Kepa uu yahay goolhayaha kooxda keenay final-ka, maadaama uu ahaa doorashada koowaad ee tartankan. Isagoo la hadlayay [...]
2026-03-20 12:35:29