Halyeyga Liverpool, Steven Gerrard, ayaa sheegay in Newcastle United ay tahay kooxda uu jeclaan lahaa inay ku guuleysato Premier League, marka laga reebo Liverpool. Gerrard ayaa xusay in Newcastle ay tahay “kooxdiisa labaad” ee horyaalka Ingiriiska, isagoo hadalkan ka sheegay TNT Sports intii uu ku sugnaa Anfield. Wuxuu yiri: “Marka laga reebo Liverpool, haddii aan [...]
2026-03-17 17:38:03