Loading

Slzii.com Search

Search (News)

Khilaafka Dowlada Somalia iyo Lafta-gareen oo banaanka yimid Iyo Dowlada oo u yeertay Taliyayaasha NISA,Booliiska iyo Milateriga ee Baydhaba ka howlgala

lifestyle

Waxaa banaanka yimid khilaafka u dhexeeya Dowlada Somalia iyo Maamulka Koofur-Galbeed kaasoo saacadihii ugu danbeeyay aad looga hadal hayay baraha bulshada iyo warbaahinta kadib markii C/casiis Lafta-gareen diiday inuu soo dhaweeyo wax ka badalkii Dastuurka lagu sameeyay iyo ansixinta dastuuka cusub. Xiisada siyaasadeed ee labada dhinac ka dhex qaraxday ayaa caawa cirka isku shareertay markii [...]
2026-03-14 20:35:59

What are you doing?

0.13561296463013


News
News

Latest News and Headlines
Waxaa banaanka yimid khilaafka u dhexeeya Dowlada Somalia iyo Maamulka Koofur-Galbeed kaasoo saacadihii ugu danbeeyay aad looga hadal hayay ...
News