Loading

Slzii.com karohy

karohy (NEWS)

DAAWO: Maxkamada Ciidamada oo la hor keenay Rag iyo Dumar ku eedeysan basaasnimo iyo gabaad-siin Alshabaab

lifestyle

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)- Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Dowlada Somalia ayaa maanta la hor keenay Rag iyo Dumar ku eedeysan basaasnimo iyo gabaad-siin Alshabaab kuwaasoo mid mid su’aalo loo weydiiyay. Xeer Ilaalinta ayaa maxkamada ka sheegtay dhamaan eedaha loo heysto ragaan iyo dumarkaan kuwaasoo qaarkood aad ugu dadaalayeen inay is difaacaan.
2026-03-14 21:12:13

Manao inona ianao?

0.10498309135437


NEWS
NEWS

Vaovao farany sy lohateny lehibe
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)- Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Dowlada Somalia ayaa maanta la hor keenay Rag iyo Dumar ku eedeysan basaasnimo ...
NEWS