Loading

Slzii.com Search

Search (News)

Mareykanka oo Habeenkii 13-aad Duqeeyay Iiraan, Tehran oo Diiday Xabbad-joojin

Horseed Media somali politics crime top

Dagaalka u dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan ayaa galay marxalad cusub kadib markii Washington ay sii wadday duqeymaha ka dhanka ah bartilmaameedyada militari ee gudaha Iiraan, halka Tehran ay diidday baaqyo xabbad-joojin ah. Xiisadda sii fidaysa ayaa saameysay amniga gobolka iyo suuqyada tamarta, iyadoo qiimaha saliidda uu kor u kacay.
2026-07-24 11:47:16

What are you doing?

0.033910036087036


News
News

Latest News and Headlines
Dagaalka u dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan ayaa galay marxalad cusub kadib markii Washington ay sii wadday duqeymaha ka dhanka ah bartilmaame...
News