Puntland oo war kasoo saartay dagaalkii shalay, eedeymo culus u jeedisay DF
somali politics top
Boosaaso (Caasimada Online) – Dowlad-goboleedka Puntland ayaa war-saxaafadeed ka soo saartay xiisaddii dagaal ee ka taagnayd deegaanka Laag ee duleedka Boosaaso, taas oo u dhexeysay ciidamada ammaanka Puntland iyo ciidanka gaarka ah ee PSF. Puntland ayaa sheegtay inay si buuxda u soo afjartay hawl-galkii ka socday deegaankaasi, isla markaana ciidamada ammaanku ay gacanta ku dhigeen [...] The post Puntland oo war kasoo saartay dagaalkii shalay, eedeymo culus u jeedisay DF appeared first on Caasimada Online . 2026-07-21 06:57:23
Latest News and Headlines
Boosaaso (Caasimada Online) – Dowlad-goboleedka Puntland ayaa war-saxaafadeed ka soo saartay xiisaddii dagaal ee ka taagnayd deegaanka Laag ...
News