Loading

Slzii.com Search

Search (News)

Taliyaha cusub ee ciidanka Cirka oo maanta xilka la wareegay + Sawirro

lifestyle top

Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyaha cusub ee ciidanka Cirka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Cabdirisaaq Maxamuud Xaaji (Eritrea) ayaa maanta si rasmi ah xilka ula wareegay, kadib munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho, taas oo uu goobjoog ahaa kaaliyaha taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed Jeneral Maadey Nuurey Sheekh. Munaasibadda xil-wareejinta ayaa waxaa sidoo kale ku [...]The post Taliyaha cusub ee ciidanka Cirka oo maanta xilka la wareegay + Sawirro appeared first on Caasimada Online.
2026-03-07 16:30:12

What are you doing?

0.15294003486633


News
News

Latest News and Headlines
Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyaha cusub ee ciidanka Cirka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Cabdirisaaq Maxamuud Xaaji (Erit...
News