Loading

Slzii.com Search

Search (News)

Erdogan oo dalbaday in Ciidamada Turkiga sii joogaan Soomaaliya.

Erdogan oo dalbaday in Ciidamada Turkiga sii joogaan Soomaaliya.
Allbanaadir somali politics top

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa baarlamaanka dalkiisa ka codsaday in laba sano oo dheeraad ah loo kordhiyo muddada ay ciidamada Turkiga uga howlgalayaan Soomaaliya, si ay u sii wadaan taageerada amniga, tababarka ciidamada iyo la-dagaallanka argagixisada. Mooshin loo gudbiyay Golaha Qaranka Turkiga ayaa lagu sheegay in xasilloonida Soomaaliya ay...
2026-07-19 04:10:33

What are you doing?

0.039721012115479


News
News

Latest News and Headlines
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa baarlamaanka dalkiisa ka codsaday in laba sano oo dheeraad ah loo kordhiyo muddada ay ciida...
News