Search (News)
Ruto oo Siyaasiyiinta Soomaalida Kenya ugu Baaqay Midnimo
somali politics top
Madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa kulan albaabadu u xirnaayeen la yeeshay siyaasiyiin Soomaali ah, isaga oo ugu baaqay inay midoobaan oo ay taageeraan hal musharrax oo u tartama xilka madaxweynaha. Ruto ayaa sheegay inuu taageeri doono musharraxa ay Soomaalidu isku raacdo kaddib marka uu dhammaado muddo-xileedkiisa labaad, isaga oo siyaasiyiinta...
2026-07-19 04:13:35