Chargement

Slzii.com Recherche

Recherche (Nouvelles)

Burcad Soomaali ah oo qabsaday markab siday Saliid

Burcad Soomaali ah oo qabsaday markab siday Saliid
Caasimada somali top crime

Cadan (Caasimada Online) – Burcad-badeed Soomaali ah ayaa Jimcihii afduubtay markab shidaal iyo kiimikooyin qaada oo marayay Gacanka Cadmeed, meel ka baxsan xeebaha dalka Yemen, sida ay sheegeen ciidanka ilaalada xeebaha Yemen. Markabka oo lagu magacaabo ASANA ayaa lagu weeraray meel qiyaastii 26 mayl-badeed, una dhiganta 48 kiiloomitir, ka baxsan xeebaha gobolka Xadramuut ee bariga [...] The post Burcad Soomaali ah oo qabsaday markab siday Saliid appeared first on Caasimada Online .
2026-07-18 02:30:12

Que fais-tu?

0.036040067672729


Nouvelles
Nouvelles

Dernières nouvelles et titres
Cadan (Caasimada Online) – Burcad-badeed Soomaali ah ayaa Jimcihii afduubtay markab shidaal iyo kiimikooyin qaada oo marayay Gacanka Cadmeed...
Nouvelles