TACSI Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun. Guddoomiyaha, Hoggaanka iyo dhammaan xubnaha Somaliland Intellectual Organisation (SIO) waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska, ehelka, asxaabta, iyo guud ahaan shacabka Somaliland geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuum Mohamud Abdi Ali (Duaale), oo muddo dheer si hufan ugu soo adeegayey Qaranka Somaliland iyo guuahaanba Somalida meel [...]
2026-07-18 02:43:40