Xulalka Ilaa Haatan U Gudbay Wareegga 32-ka Koobka Adduunka
somali sports
Waxa meel xiiso leh maraya tartanka koobka adduunka oo la ciyaarayo kulamadii wareega 2-aad ee tartanka. Xulalka ayaa u dadaalaya sidii ay ugu gudbi lahaayeen wareega xiga ee tartanka si ay uga sii qayb ahaadaan tartanka. Ilaa haatan waxa jira laba xul oo si Rasmi ah u xaqiiqsaday booskooda wareega 32-ka tartanka koobka adduunka. Xulalka [...] 2026-06-25 04:51:19