تحميل

Slzii.com يبحث

يبحث (أخبار)

Turkiga oo dhinac u riday dagaalkii Al-Shabaab iyo DF oo gaartay guulo culus

lifestyle top

Ankara (Caasimada Online) — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in taageerada milateri ee dowladda Turkiga ay isbeddel weyn ka samaysay furumaha dagaalka, iyadoo u sahashay Ciidanka Xoogga Dalka in ay guulo wax-ku-ool ah ka gaaraan hawlgalada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab. Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Daa’uud Aweys Jaamac, oo waraysi gaar ah siiyay wargeyska [...]The post Turkiga oo dhinac u riday dagaalkii Al-Shabaab iyo DF oo gaartay guulo culus appeared first on Caasimada Online.
2026-02-27 03:00:07

ماذا تفعل؟

0.11879301071167


أخبار
أخبار

آخر الأخبار والعناوين
Ankara (Caasimada Online) — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in taageerada milateri ee dowladda Turkiga ay isbeddel weyn...
أخبار