Tababarihii hore ee xulka England, Sam Allardyce, ayaa ugu baaqay tababaraha Three Lions, Thomas Tuchel, inuu kursiga keydka dhigo Marc Guehi kulanka quarter-finalka ee Koobka Adduunka 2026 ay la ciyaarayaan Norway. Allardyce ayaa sheegay in Guehi uusan ahayn daafac ku habboon inuu si toos ah ula tacaalo weeraryahanka Norway Erling Haaland, kaas oo ilaa hadda [...]
2026-07-11 17:06:40