Yüklənir

Slzii.com Axtar

Axtar (Xəbərlər)

Wasiir Fiqi oo ciidamada xoogga faray inay u diyaar garoobaan...

Wasiir Fiqi oo ciidamada xoogga faray inay u diyaar garoobaan...
Caasimada somali politics top

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee ku sugan xarumaha tababarrada ee gobolka Shabeellada Dhexe ku amray inay galaan heegan buuxa, iyadoo dowladda ay waddo abaabulka howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab. Wasiir Fiqi ayaa ciidanka ku booriyay inay dardar geliyaan howl-gallada lagu ciribtirayo kooxda [...] The post Wasiir Fiqi oo ciidamada xoogga faray inay u diyaar garoobaan... appeared first on Caasimada Online .
2026-07-10 11:00:42

Nə edirsən?

0.03745698928833


Xəbərlər
Xəbərlər

Ən Son Xəbərlər və Başlıqlar
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee ku s...
Xəbərlər