Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa maanta guddoomiyay shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, kaas oo lagu soo bandhigay warbixin la xiriirta khatarta roobabka Super El Niño oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka. Warbixinta ayaa tilmaantay in Soomaaliya ay wajahayso fatahaado, daadad degdeg ah iyo barakac, kuwaas oo [...] The post Maxaa kasoo baxay shirka Golaha Wasiirrada Soomaaliya? + Sawirro appeared first on Caasimada Online . 2026-07-09 09:34:18