Učitavanje

Slzii.com Traži

Traži (Vijesti)

Laftagareen oo ciidamo cusub ku diyaarsaday Baydhaba + Sawirro

lifestyle top

Baydhaba (Caasimada Online) – Madaxweynaha Maamul-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftaareen) oo haatan wajahaya xaalad siyaasadeed oo culus ayaa haatan ciidamo cusub ku diyaarsaday magaalada Baydhaba, kuwaas oo uu maanta soo bandhigay. Cabdicasiis Laftagareen ayaa booqasho iyo dhiiragelin ugu tagay ciidamadan oo loo diyaarinayo adkeynta amniga iyo ilaalinta dowladnimada Koonfur Galbeed, sida lagu sheegay [...]The post Laftagareen oo ciidamo cusub ku diyaarsaday Baydhaba + Sawirro appeared first on Caasimada Online.
2026-02-21 11:00:20

sta radis

0.12432503700256


Vijesti
Vijesti

Najnovije vijesti i naslovi
Baydhaba (Caasimada Online) – Madaxweynaha Maamul-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftaareen) oo haatan wa...
Vijesti