Hindiya oo Maxkamad soo taagtay Soomaali loo haysto burcad badeednimo.
somali politics top
43 muwaadin oo Soomaali ah, kuwaas oo lagu eedeeyay burcad-badeednimo laguna xiray magaalada Mumbai ee dalka Hindiya tan iyo sanadkii 2024, ayaa maxkamad u gudbiyay codsi ay ku qiranayaan dambiyada loo haysto. Eedeysanayaasha ayaa sheegay in ay muddo laba sano ku jireen xabsi ku meel gaar ah, isla markaana ay... 2026-07-08 07:43:46