Walker Iyo Micah Richards Oo Si Wadajir Ah U Magacaabay Cidda England Ka Hor Istaagi Karta Ku Guuleysiga Koobka Adduunka
somali sports
Labadii daafac ee hore ee xulka England, Kyle Walker iyo Micah Richards, ayaa isku raacay in Faransiiska uu yahay xulka keliya ee si dhab ah uga hor istaagi kara England inay ku guuleystaan Koobka Adduunka 2026. England ayaa u gudubtay wareegga rubuc-dhamaadka kadib markii ay 3-2 kaga adkaatay Mexico kulan xiiso badan oo ka dhacay [...] 2026-07-08 07:50:30
Latest News and Headlines
Labadii daafac ee hore ee xulka England, Kyle Walker iyo Micah Richards, ayaa isku raacay in Faransiiska uu yahay xulka keliya ee si dhab ah...
News