Yüklənir

Slzii.com Axtar

Axtar (Xəbərlər)

Maamulka Khalifa Haftar oo mamnuucay Soomaalida iyo muwaadiniinta 3 dal oo kale

Maamulka Khalifa Haftar oo mamnuucay Soomaalida iyo muwaadiniinta 3 dal oo kale
Caasimada somali politics top

Benghazi (Caasimada Online) — Maamulka ka dhisan bariga Libya ayaa Talaadadii mamnuucay in muwaadiniinta Soomaaliya, Sudan, Eritrea iyo Itoobiya ay galaan dhulka Libya, tallaabo uu sarkaal ka tirsan maamulkaasi ku sheegay mid “dib loogu habeynayo” nidaamka soo gelitaanka ajaaniibta dalkaas. Wareegto kasoo baxday maamulka fadhigiisu yahay magaalada Benghazi ayaa lagu sheegay in “muwaadiniinta Sudan, Eritrea, [...] The post Maamulka Khalifa Haftar oo mamnuucay Soomaalida iyo muwaadiniinta 3 dal oo kale appeared first on Caasimada Online .
2026-06-24 03:00:13

Nə edirsən?

0.038672924041748


Xəbərlər
Xəbərlər

Ən Son Xəbərlər və Başlıqlar
Benghazi (Caasimada Online) — Maamulka ka dhisan bariga Libya ayaa Talaadadii mamnuucay in muwaadiniinta Soomaaliya, Sudan, Eritrea iyo Itoo...
Xəbərlər