Search (News)
Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada Muqdisho ka dib saacado dagaalo socdeen.
somali crime politics top
Xaaladda magaalada Muqdisho ayaa la soo sheegayaa inay deggan tahay kadib dagaallo saacado badan socday oo u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo kooxo hubeysan oo mucaaradka la safan, kuwaas oo ka dhacay xaafado ka tirsan degmooyinka Howlwadaag iyo Cabdicasiis ee gobolka Banaadir. Ilo wareedyo ayaa sheegay in ciidamadii isku horfadhiyay qaybo...
2026-06-04 12:15:13