Loading

Slzii.com Search

Search (News)

Xog: Saraakiil ka tirsan CID-da oo dalka ka baxsatay kadib baaris masuq-maasuq

Xog: Saraakiil ka tirsan CID-da oo dalka ka baxsatay kadib baaris masuq-maasuq
somali top

Muqdisho (Caasimada Online) – Sida ay ogaatay Caasimada Online, muddo saddex cisho ah wax shaqo ah kama socon xarunta Hay’adda Dambi-baarista, gaar ahaan qaybta bixinta waraaqaha dambi-la’aanta, kadib markii saddex sarkaal oo ka tirsan hay’adda ay dalka dibaddiisa uga baxsadeen eedeymo la xiriira musuq-maasuq iyo wax-is-daba-marin. Saddexda sarkaal, oo markii baaristu ku bilaabatay u kala [...] The post Xog: Saraakiil ka tirsan CID-da oo dalka ka baxsatay kadib baaris masuq-maasuq appeared first on Caasimada Online .
2026-05-30 03:30:36

What are you doing?

0.15147590637207


News
News

Latest News and Headlines
Muqdisho (Caasimada Online) – Sida ay ogaatay Caasimada Online, muddo saddex cisho ah wax shaqo ah kama socon xarunta Hay’adda Dambi-baarist...
News