Wird geladen

Slzii.com Suchen

Suchen (Nachricht)

Xog: Kulan xalay dhex maray Shariif iyo Mahad Salaad

Xog: Kulan xalay dhex maray Shariif iyo Mahad Salaad
somali top politics

Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, Mahad Salaad, ayaa xalay hoygiisa ku booqday madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, oo ka mid ah Golaha Mustaqbalka. Kulanka labada mas’uul ayaa looga hadlay xaaladda amni ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan bannaanbaxyada ay kooxaha mucaaradku sheegeen inay qabanayaan 4-ta bisha [...] The post Xog: Kulan xalay dhex maray Shariif iyo Mahad Salaad appeared first on Caasimada Online .
2026-05-30 04:00:13

Was machst du?

0.10741186141968


Nachricht
Nachricht

Aktuelle Nachrichten und Schlagzeilen
Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, Mahad Salaad, ayaa xalay hoygiisa ku booqday mad...
Nachricht