Mikel Arteta Oo Shaaciyay 3 Arrimood Oo Uu Aaminsan Yahay Inay Kooxdiisa Ka Caawin Karto Inay Garaacdo PSG
somali sports
Tababaraha Arsenal, Mikel Arteta, ayaa magacaabay saddex arrimood oo uu aaminsan yahay inay ka caawin doonaan kooxdiisa inay ka adkaato Paris Saint-Germain final-ka UEFA Champions League. Arteta ayaa sheegay in Arsenal ay haysato fursad ay ku qorto bog cusub oo taariikhdeeda ah, maadaama ay tahay markii labaad oo keliya ee kooxda ay gaarto final-ka Champions [...] 2026-05-30 04:08:24