Mikel Arteta Oo War Farxad Leh Ka Soo Saaray Xaaladda Madueke Iyo Timber Ka Hor Kulanka Finalka Champions League
somali sports
Tababaraha Arsenal, Mikel Arteta, ayaa xaqiijiyay war wanaagsan kahor final-ka UEFA Champions League ee ay la ciyaarayaan Paris Saint-Germain. Arteta ayaa sheegay in labadaba: Jurrien Timber iyo Noni Madueke ay taam u yihiin inay kusoo bilowdaan kulanka Sabtida ee Budapest. Isagoo la hadlayay warbaahinta Jimcihii, Arteta ayaa yiri: “Timber waa taam.” “Ma u diyaar baa [...] 2026-05-30 04:12:46
Últimas noticias y titulares
Tababaraha Arsenal, Mikel Arteta, ayaa xaqiijiyay war wanaagsan kahor final-ka UEFA Champions League ee ay la ciyaarayaan Paris Saint-Germai...
Noticias