Halyeeygii hore ee Manchester United, Patrice Evra, ayaa kula taliyay Marcus Rashford inuu sii joogo Barcelona, iyadoo wali shaki uu ka jiro mustaqbalkiisa fog. Rashford ayaa xilli ciyaareedkan amaah ugu ciyaaray Barcelona kadib markii uu booskiisa ku waayay Manchester United, wuxuuna soo bandhigay qaab ciyaareed wanaagsan isagoo kooxda ka caawiyay inay ku guuleysato La Liga. [...]
2026-05-23 17:14:39