Minneapolis (Caasimada Online) – Eedeysane kabo-la’aan ku baxsaday, oo lala xiriirinayo kiis khayaano caafimaad oo ka badan $90 milyan oo ka dhacay gobolka Minnesota, ayaa la qabtay saacado kadib markii uu ka cararay ciidamada FBI-da, xilli muuqaal ay duubtay kaamirada CCTV-ga uu muujiyay isagoo hal kab gacanta ku haysta, lugna ka dhutinaya. Muhammad Abdulqadir Omar, [...] The post Daawo: FBI oo hab yaab leh u qabatay Soomaali baxsad ka ahaa kiiska Minnesota appeared first on Caasimada Online .
2026-05-23 18:21:07