يبحث (أخبار)
Chelsea Oo Qorsheyneysa Saxiix Weyn Kadib Imaatinka Xabi Alonso
somali sports
Warbixino cusub ayaa sheegaya in tababaraha cusub ee Chelsea, Xabi Alonso, uu xiiseynayo saxiixa xiddiga da’da yar ee Turkiga Arda Guler inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaaga. Wararka ayaa tilmaamaya in Alonso uu doonayo inuu sii xoojiyo Chelsea isagoo keenaya ciyaartoy da’yar oo tayo sare leh, taasoo qeyb ka ah qorshihiisa dib u dhiska [...]
2026-05-23 18:24:23