Loading

Slzii.com Search

Search (News)

Xiisad culus oo ka taagan Baay kadib dagaal ka dhacay duleedka Baydhaba

Xiisad culus oo ka taagan Baay kadib dagaal ka dhacay duleedka Baydhaba
somali top crime

Baydhabo (Caasimada Online) – Wararka aan ka helayno gobolka Baay ayaa sheegaya in xiisad colaadeed ay ka taagan tahay duleedka magaalada Baydhabo, kadib dagaal culus oo xalay dhex-maray ciidamo ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed iyo maleeshiyaad la sheegay inay taabacsan yihiin madaxweynihii hore ee maamulkaasi, Cabdicasiis Lafta-gareen. Dagaalka ayaa si gaar ah uga dhacay deegaanka [...] The post Xiisad culus oo ka taagan Baay kadib dagaal ka dhacay duleedka Baydhaba appeared first on Caasimada Online .
2026-05-22 17:00:46

What are you doing?

0.11779999732971


News
News

Latest News and Headlines
Baydhabo (Caasimada Online) – Wararka aan ka helayno gobolka Baay ayaa sheegaya in xiisad colaadeed ay ka taagan tahay duleedka magaalada Ba...
News