Sida ay sheegtay The Independent, ilo ku dhow Enzo Fernandez ayaa rumeysan inay jirto fursad weyn oo xiddiga khadka dhexe ee reer Argentina uu ciyaari karo kulankiisii ugu dambeeyay ee Chelsea toddobaadkan marka ay wajahayaan Sunderland. Mustaqbalka Fernandez ee Stamford Bridge ayaa muddo su’aalo la gelinayay, iyadoo wararka ay sheegayaan in Real Madrid ay raadineyso [...] 2026-05-22 17:08:41
Latest News and Headlines
Sida ay sheegtay The Independent, ilo ku dhow Enzo Fernandez ayaa rumeysan inay jirto fursad weyn oo xiddiga khadka dhexe ee reer Argentina ...
News