Soomaaliya oo wajahaysa halista cudurka Ebola ee ku sii fidaya Afrika
somali top environment
Muqdisho (Caasimada Online) – Cudurka Ebola ayaa haatan kusii fidaya dalal ka tirsan Afrika, gaar ahaan Uganda iyo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, iyadoo Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ay soo saartay digniino ku saabsan kororka kiisaska cudurkaasi. Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa dhankeeda soo saartay digniin ku saabsan halista cudurka Ebola, inkastoo ilaa hadda aan la [...] The post Soomaaliya oo wajahaysa halista cudurka Ebola ee ku sii fidaya Afrika appeared first on Caasimada Online . 2026-05-21 15:03:16