Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxa ay la wadaageysaa, ardayda, macallimiinta, maamuleyaasha, waalidiinta iyo dhammaan bahda waxbarashada, in Imtixaanka Qaranka sannadkan la gali doono 20ka Juun ilaa 25ka Juun 202 Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada XFS, ayaa warbaahinta u xaqiijisay in imtixaanka fasalka 12-aad uu billaaban doono 20-ka bisha Juun ee sannadkan 2026. Wasaaradda Waxbarashada, waxa [...]
2026-05-20 13:53:18