Federico Chiesa Oo Go’aan Culus Ka Soo Saaray Mustaqbalkiisa Liverpool
somali sports
Xiddiga garabka uga ciyaara Liverpool, Federico Chiesa, ayaa la filayaa inuu ka tago kooxda xagaagan kadib markii uu ku fashilmay inuu helo waqti ciyaareed iyo door weyn oo joogto ah. Wariyaha reer Italy Matteo Moretto ayaa shaaca ka qaaday in go’aanka mustaqbalka Chiesa uu ku dhow yahay in si rasmi ah loo dhammeystiro. “Fabrizio Romano [...] 2026-05-17 07:35:09