Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, taasi oo qeyb ka ah dadaallada lagu xoojinayo hay’adaha dowladda iyo tayeynta adeegyada shacabka. Madaxweynaha ayaa sheegay in hirgelinta xaruntan cusub ay ka tarjumeyso dadaallada joogtada ah ee [...] The post Xasan Sheekh oo xariga ka jaray xarun wasaaradeed oo casri ah + Sawirro appeared first on Caasimada Online . 2026-06-30 12:00:26
Labarai da Kanun Labarai
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray xarunta cusub ee ...
Labarai